Profile Warfaa
.

Warfaa Consultance

Adeegyo dhammeystiran oo Safar, Caafimaad, Waxbarasho & Ganacsi ah β€” si gaar ah loogu talagalay Soomaalida ku nool Masar.

  • ✈️ Tickets & Visa
  • πŸ₯ Medical Travel
  • πŸŽ“ Study Abroad
  • 🏒 Business Consultancy

Adeegyadeena

Waxaan bixinaa adeegyo tayo sare leh oo la isku halleyn karo

Medical Travel

Isbitaallo, dhakhaatiir, turjubaan & hagid bukaan.

Study Abroad

Diiwaangelin jaamacado & latalin arday.

Business Consulting

Dhismaha shirkado & talo ganacsi.

Tourism

Dalxiis, hoteelo & booqashooyin.

Visa & Tickets

Visa, tickets & qorsheyn safar.

Rentals & Transport

Guryo, gaadiid & adeegyo ajaanib.

Export & Import

Warfaa waxay fududeyneysaa dhoofinta & soo-dejinta alaabooyinka u dhexeeya Masar iyo Soomaaliya iyadoo la raacayo sharciyada ganacsiga caalamiga ah.

Nagu Saabsan

Warfaa Travel & Trade waa shirkad casri ah oo si gaar ah ugu adeegta Soomaalida ku nool Masar kuna dhisan kalsooni, khibrad, iyo adeeg daahfuran.

Maxaa naloo doortaa?

  • βœ” Khibrad gudaha Masar
  • βœ” Adeeg Af‑Somali ah
  • βœ” Daahfurnaan & Kalsooni
  • βœ” Xal hal meel ah

Sports Club & Youth Activities

Isboorti, midnimo & horumar dhalinyaro – si gaar ah loogu talagalay Soomaalida ku nool Masar

Kubadda Cagta

Tartamo toddobaadle ah, tababar & is-dhexgal dhalinyaro Soomaaliyeed.

Basketball

Kooxo dhalinyaro ah & ciyaaro saaxiibtinimo oo joogto ah.

Fitness & Health

Jimicsi, wacyigelin caafimaad & nolol firfircoon.

UN & Refugee Updates

Warar & ogeysiisyo muhiim ah oo la xiriira Qaxootiga Soomaaliyeed ee Masar

UNHCR – Diiwaangelin Cusub

UNHCR ayaa soo saartay ogeysiis ku saabsan diiwaangelinta qaxootiga cusub & cusboonaysiinta xogta qoysaska ku nool Cairo & Giza.

La cusboonaysiiyay: Jan 2025

Taageero Waxbarasho & Caafimaad

Barnaamijyo cusub oo taageero waxbarasho & caafimaad ah ayaa loo furay qaxootiga Soomaaliyeed.

UN Partners

Ogeysiis Muhiim ah

Fadlan la soco ballamaha UN & NGO-yada si aad u ilaaliso xuquuqdaada sharci.

Guryo La Diyaariyey (Furnished Houses)

Guryo diyaar ah oo casri ah – ku habboon arday, qoysas & bukaan socdaal caafimaad

Furnished Apartment Cairo

Modern Apartment – Cairo

2 Qol jiif β€’ Fully Furnished β€’ WiFi β€’ AC

Book Now
Luxury Furnished House

Luxury Flat – Nasr City

3 Qol β€’ Elevator β€’ Security β€’ Near Services

Book Now
Affordable Furnished Studio

Studio – Giza

Qiimo Jaban β€’ Nadiif β€’ Ku dhow Isbitaallo

Book Now

Shaqooyinka Furan

Travel Consultant

Cairo – Full Time

Apply

Medical Coordinator

Giza – Part Time

Apply

La Xiriir Warfaa

Nala soo xiriir si aad u hesho adeeg degdeg ah & mid lagu kalsoonaan karo

Cinwaan

Cairo, Egypt

Telefoon / WhatsApp

+20 151 418 4102

Email

info@warfaa.com

WhatsApp Chat

Waaan kula soo xiriiri doonnaa sida ugu dhaqsaha badan.